Khamiir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Badar cajiiman, muddo la huuriyo si loo dubi karo. 2. Badar yar, cajiiman oo canjeero, bur iwm lagu fixiyo.
Khamiir
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Badar cajiiman khamiir noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khamiir ↴
qaab | asiidh-laagtika | biir | faaxi | itanol | khal | khamiiri | khamiirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg