cargaagtamid eeg cargaagtan². ld cargaagtan¹.
cargaagtan1 ld cargaagtamid. cargaagtan2 1. Dhawaaq, geedo burburin iwm uu ku kaco libaaxa marka uu caroodo. 2. Muran aan go'aan lahayn ku hadlid. cargo Laan ama miro curdan ah.
cargun Doog aad u jilicsan.
cari 1. (f.g) Qof ama xayawaan ka caraysiin. 2. (f.mg) Neef rimman candho keenid.
carid ld cartamid.
cariigsad ld cariiqsasho.
cariigsasho ld cariiqsasho.
cariigsi ld cariiqsasho.
cariigso ld cariiqso.
cariiq Wax qadiin ah; wax qiimo leh; wax caan.
cariiqsad ld cariiqsasho.
cariiqsasho eeg cariiqso. ld cariigsad, cariigsasho, cariigsi, cariiqsad, carii.
cariiqsi 1. Wax la yeeli lahaa, qof darti ama ku xumaynti, u diidid; wax aan sameeyeen oo qof ku xumaynti loo sameeyo. 2. ld cariiqsasho. ld cariiqsasho.
cariiqso Ku c.: fal cid lagu canaadayo ku kicid. ld cariigso.
cariiri1 ld ciriiri¹. cariiri2 ld ciriiri². cariirin ld ciriiriyid.
cariiryid ld ciriiryid.
cariiryoon ld ciriiryoon.
cariiryoonaan ld ciriiryoonaan.
cariiryoonaansho ld ciriiryoonaan.
cariish Hooy ka samaysan dhis iyo dhoobo oo dhinacyadiisu qaab laydi leeyihiin.
carin eeg cari. ld caris (2).
caris 1. Dhul siman oo ciiddiisu guduudan tahay. 2. ld carin.
carjab1 1. C. ah: maro urtii cusaybku ka ba'ay. 2. ld carjabid. carjab2 Maro, urtii cusaybka ka bi'id. carjabid eeg carjab². ld carjab¹ (2).
carjaw (c.nafl.) Cad yar oo aan hilib iyo laf midna ahayn, nadoocma oo lafaha isku xirta.
page : 43 of 95
<< < 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 > >>