Carjaw

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-wyo, m.dh)

(c.nafl.) Cad yar oo aan hilib iyo laf midna ahayn, nadoocma oo lafaha isku xirta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carjaw

laabtaxaw | cidhib | cur | daan | dhoor | feex | halcun | hunguricad | lafguri |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg