shukulan
(m.l)

Nooc maansada ka mid ah oo markii la qaadayo lacayaaro.

shukulan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

ld sukulan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shukulan ↴

sukulan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax sukul lagu sameeyay ahaansho (badar). ld shukulan².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg