Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: waddoohiye
saylam  (bot.) Nudo u qaada biyaha iyo macaadinta nafaqada leh ee ku milan dhirta kelli.
sayle  Ciyaar dhaqameed laga yaqaan degaanka webiyada.
saymo  1. Belaayo, halis. 2. eeg sayn¹.
sayn1  Addin roob ah oo aan ballaarayn oo meel ka hoora. sayn2  Timo bul ah oo xayawaanka qaarkiis dabada fooddeed uga yaal. sayncaddaa  Nin da'weyn oo waaya-arag ah. ld sayncadde.
sayncadde  ld sayn-caddaa.
saynis  Cilmiga barashada noolaha iyo manoolaha.
saynisyahan  Qof cilmiga sayniska aqoon u leh.
saynisyahannimo  Saynisyahan ahaan-sho.
saynsaab1  1. Wax, wax daboola kuna heeran. 2. Isugeynta aqoonta, siyaasadda, xiriirka bulshada, dhaqanka iwm oo u horseedaya dhaqaaluhu in uu kobco. saynsaab2  1. Wax daboolid. 2. Wax dabid. saynsaabasho  eeg saynsaabo.
saynsaabid  eeg saynsaab².
saynsaabo  Wax saynsaab u samaysasho.
saynwaraari1  Dabaruxidda xoolo ugaar iwm sameeyaan. saynwaraari2  Ugaar, xoolo iwm dabo ruxid samayn. saynwaraarin  ld saynwaraaryid.
saynwaraaryid  eeg saynwaraari². ld saynwaraarin.
sayr  Si xoog leh wax shubma meel tiigaal ah ugu daadin. ld sayri.
sayran  Wax la sayray ahaansho.
sayras  (c.cimi.) Daruur maraysa joog sare oo waslad waslad ah, oo muuqaal ahaan jilicsan una eg baalal.
sayri  ld sayr.
sayrid  eeg sayr. ld sayrin.
sayrin  ld sayrid.
sayrnaan  eeg sayran. ld sayrnaan-sho.
sayrnaansho  ld sayrnaan.
sayruukh  Qalab la gamo, aad u dheereeya oo hawlo kala duwan loo adeegsado. ld saaruukh.
saytobalaasam  (baay.) Walax xab oo kale ah oo ku wareegsan bu'da unugga.
saytooloji  (baay.) Barashada unugga.
page : 43 of 118
<< < 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 > >>

 

Exit mobile version