Saylam

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-myo, m.dh)

(bot.) Nudo u qaada biyaha iyo macaadinta nafaqada leh ee ku milan dhirta kelli.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saylam

dhuux-geed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg