Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
garoor1  1. Caano lo'aad ama ari fadhi ah oo aan subag laga saarin. 2. Cii. garoor2  Fadhi aan subag laga saarin noqosho (caano lo'aad ama ari. garoori  Garoor ka dhigi.
garoorid  eeg garoor.
garoorin  eeg garoori. ld garooris.
garooris1  ld garoori. garooris2  ld garoori. garoorshe  Geedgaab laanlaan u baxa, qodxo yaryar oo miro lacuno leh oo macaa.
garow1  1. Badar aan aad u bislaan. 2. Shaah caddays ku yar yahay. 3. Miro aan aad u bislaa. garowbudaale  ld garowbutaal.
garowbutaale  Maseggo la kariyey iyadoo goborta laga riday. ld garowbudaal.
garowkari  Hilib, masaggo iwm biyo ku kari.
garowkarin  eeg garowkari. ld garowkari.
garowkaris  ld garowkari.
garowsad  ld garowsash.
garowsasho  eeg garowso. ld garowsad, garows.
garowshiinyo  Oggolaanta wax gar ah la oggolaad.
garowsho  ld garash.
garowsi  ld garowsash.
garowso  Wax inuu daw yahay aqoonsash.
garqaad1  ld garqaadi. garqaad2  1. (f.g) Wax hoggaamin. Tus. “Cali baa ragga u garqaaday”. 2. (f.mg) Laba qof ama ka badan oo is haysta u garniqi. garqaadad  ld garqaadash.
garqaadasho  eeg garqaado. ld garqaada.
garqaadid  eeg garqaad². ld garqaad.
garqaado  Cid, gef ay gashay aqoonsash.
garqayb  U xaqsooridda, laba qof ama ka badan oo wax isku haya loo xaqsoor.
garqaybi  U g.: laba qof ama ka badan oo wax isku haya u garniqi.
garqaybin  eeg garqaybi. ld garqaybi.
garqaybis  ld garqaybi.
page : 44 of 102
<< < 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 > >>

 

Exit mobile version