Garoorshe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-shayaal, m.l/dh)Geedgaab laanlaan u baxa, qodxo yaryar oo miro lacuno leh oo macaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garoorshe ↴
labeebshe |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg