Garoor

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Caano lo'aad ama ari fadhi ah oo aan subag laga saarin. 2. Cii.


Garoor

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Fadhi aan subag laga saarin noqosho (caano lo'aad ama ari.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garoor

qaab | qaabis | eedaq | fadhi | fariisi | fariiso | farmaajo | garoori | garoorid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg