garowkari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Hilib, masaggo iwm biyo ku kari.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garowkari

garowkarin [m.f.dh]
eeg garowkari. ld garowkari.

garowkaris [m.l]
ld garowkari.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg