Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: fidmawade
xir2  1. Wax xarig iwm ku qabasho, ku guntid. 2. Cid xabsi gelin. 3. Albaab qataarid. 4. Hawl meel ka socotay joojin. xiran1  Wax la xirey noqosho. xiran2  Wax la xirey ahaansho. xirasho  eeg xiro.
xirfad  Shaqo aqoonteeda la leeyahay oo lagu shaqaysto; meherad. ld xirfo.
xirfadle  Qof gacanta ka shaqeeya oo hawsha uu qabanaayo aqoon u leh.
xirfo  ld xirfad.
xirgi  Garaad; caqli.
xirid  eeg xir². ld xirniin.
xiriir1  1. Qaab wax is daba yaalla ay isugu xiran yihiin. 2. Cilaaqaad ka dhexeeya laba qof ama ka badan. 3. Urur lammaaneyaal horsan, ama isku xir ka dhexeeya kutirsaneyaasha urur ama ururro. xiriir2  ld xariir¹. xiriir3  1. Wax si aan kala go'lahayn isu daba jooga noqosho. 2. La x.: arrin xogteeda cid kala hadlid. 3. ld xariir². xiriirfur1  ld xiriirfurid. xiriirfur2  Wax isku xirnaa kala furid. xiriirfurad  ld xiriirfurasho.
xiriirfurasho  eeg xiriirfuro. ld xiriir-furad.
xiriirfurid  eeg xiriirfur². ld xiriirfur¹.
xiriirfuro  Ka x.: awr iwm wixii uu ku daba xirnaa ka furasho.
xiriiri  1. Dad xiriir wanaagsan la yeelasho. 2. Awr iwm isku daba xirid. 3. Dad, hawl iwm xiriir ka dhexeysiin.
xiriirid  eeg xiriir². ld xariirid.
xiriirin  eeg xiriiri.
xiriiriye1  1. Qof bar-naamijyada ka baxa raadiyaha, telefishinka iwm dadka la socodsiiya. 2. Wax isku xira laba shay ama ka badan. xiriiriye2  (nax.) Curi-yeyaal aan isbeddeleyn oo loo adeegsado xiriirin labo erey ama labo koox erey oo weer iskula jira amaba labo weerood oo kala madax bannaan. Tus. “Sahal iyo Malyuun waa walaalo”. xiriirsan  Wax, wax kale ku daba xiran ahaansho.
xiriirsanaan  eeg xiriirsan. ld xiriir-sanaansho.
xiriirsanaansho  ld xiriirsanaan.
xiriirsasho  eeg xiriirso.
xiriirso  1. Wax, wax kale ku daba xirasho. 2. Cid afduubid.
xiritaan  1. Xafladda lagu gebegebeeyo hawl socotay. 2. Gebegebada hawl socotay.
xirmayn  eeg xirmee.
page : 44 of 60
<< < 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 > >>

 

Exit mobile version