Birimbirqo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Boodbood iyo durduro ay sameeyaan weylaha; naylaha, waxaraha iwm marka ay barwaaqeysanyihiin. ld birimbirqayn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga birimbirqo

birimbirqayn |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg