Xiriirsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax, wax kale ku daba xiran ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xiriirsan

astaajir | dabaxiran | qarri | tax | xiriirsanaan | xiriirsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg