xirfo
(m.dh)

ld xirfad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xirfo

kuf [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
K. ah: isu qalmidda ay isu qalmaan laba qof xagga guurka, iyadoo laga eegayo dhinacyo badan sida: dhala-sho, xirfo, caafimaad iwm; geyaan.

xirfad [m.dh] (-do, m.l)
Shaqo aqoonteeda la leeyahay oo lagu shaqaysto; meherad. ld xirfo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg