Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
ficiltamid  eeg ficiltan². ld ficiltan¹ (2).
ficiltan1  1. Dareen tartan xin lihi ku jiro oo cid ku dhaca ama muujiso. 2. ld ficiltamid. ficiltan2  U f.: tartan dareen xin lihi ku jiro ku kicid ama muujin. fid  Wax meel ku baahid.
fiddayn  eeg fiddee.
fidde  Werdi loo akhriyo dadka dhinta. ld fiddow, fidyo.
fiddee  U f.: qof dhintay werdi u akhriyid.
fiddi  Ul yar, dhuuban oo lagu ciyaaro shacdurka.
fiddow  ld fidde.
fidhikhi  ld firikhi.
fidhikhin  ld firikhin.
fidi  1. Wax baahin. 2. Wax kala bixin.
fidid  eeg fid. ld fiditaan.
fidin  eeg fidi. ld fidis.
fidis  ld fidin.
fiditaan  ld fidid.
fidmad  ld fidno.
fidmawade  ld fidnawale.
fidmawale  ld fidnawale.
fidmayn  ld fidnayn.
fidmee  ld fidnee.
fidmo  ld fidno.
fidmoole  ld fidnoole.
fidnad  ld fidno.
fidnawade  ld fidnawale.
fidnawale  Qof dadka isku dira oo fidna ku dhex beera. ld fidmawade, fidmawale, fidnawade.
fidnayn  eeg fidnee. ld fidmayn.
fidnee  Fidno ku abuurid. ld fidmee.
fidno  1. Colaad iyo isnecbaan dad dhex taal, rabsho, qalaanqal. 2. Nin f. badan: fidnawale.
fidnoole  Qof dadka isku dira oo colaad dhex dhiga.
page : 45 of 73
<< < 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 > >>

 

Exit mobile version