Ficiltan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dareen tartan xin lihi ku jiro oo cid ku dhaca ama muujiso. 2. ld ficiltamid.

Ficiltan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

U f.: tartan dareen xin lihi ku jiro ku kicid ama muujin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ficiltan

ficiltamid | qiiro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg