khilaaf2 Arrin iwm cid ku diidid. khilaafid eeg khilaaf².
khilaafo Nidaam muslimiinta oo dhan ku dooran jireen khaliifkooda.
khilaafsan 1. Wax, wax kale ka duwan ahaansho. 2. Arrin iwm waxaan raacsaneyn ahaansho.
khilaafsanaan eeg khilaafsan. ld khilaafsanaansho.
khilaafsanaansho ld khilaafsanaan.
khilaawayn eeg khilaawee. ld qalwayn.
khilaawee Kelinnimo meel gaar ah Ilaah ku baryid. ld qalwee.
khilaawo Kelinnimo, meel gaar ah, muddo go'an arrin gaar ah oo Ilaah looga baryo. ld khalaawo, khalwo, qalwo.
Khiyaali eeg madaddaalo.
khiyaamayn ld khayaanayn.
khiyaamee ld khayaanee.
khiyaamo ld khayaano.
khiyaanayn ld khayaanayn.
khiyaanee ld khayaanee.
khiyaano ld khayaano.
khiyaar ld ikhtiyaar.
khoobar 1. Libaax badeedka waaweyn mid ka mid ah. 2. Hombaro.
khoof1 Cabsi; baqdin. khoof2 Ka kh.: wax ka cabsasho. khoofid eeg khoof².
khoori1 Gacan yar oo bad berriga soo gudaggala. khoori2 1. (juqr.) Dhul ballaaran oo biyaha baddu ama kuwa harooyinku ay soo galeen. 2. (juqr.) Liid dhuleed dhuuban oo isku xira laba dhul oo waaweyn, tusaale ahaan: labo dhul qaaradeed oo waaweyn, ama jasiirad-u-eke ku xira dhul-weynaha; tusaale caad waxaa noqon kara qooriga Panama iyo qooriga Suez. khubaro eeg khabiir.
khudaar ld khudrad.
khudbad Hadal dad badan hortii laga jeediyo. ld khudbo.
khudbasireed Meher qarsoodi ah.
khudbasireysad ld khudbasireysasho.
khudbasireysasho eeg khudbasirey-so. ld khudbasireysad, khudbasireysi.
khudbasireysi ld khudbasireysasho.
page : 48 of 73
<< < 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 > >>