Khilaafsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Wax, wax kale ka duwan ahaansho. 2. Arrin iwm waxaan raacsaneyn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khilaafsan ↴
baq | dembi | khilaafsanaan | khilaafsanaansho | sharcidarro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg