Khilaaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Heshiis la'aan; is-afgaranwaa.

Khilaaf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Arrin iwm cid ku diidid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khilaaf

maandhaaf | baq | dembi | iskhilaaf | iskhilaaf | iskhilaafid | kalabbood | kalatag |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg