Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: walaahow
durbaansanaansho eeg durbaansan. ld durbansanaan.
durbadiiba eeg durba.
durdur (1) 1. Tog yar oo leh biyo joogto ahaan u qulqula oo aan go'in. 2. D. ah: Biyo si joogto ah u qulqulaya oo aan go'ayn.
durdur (2) Biyo si joogto ah oo aan kala go'lahayn u socosho.
durdur-kulul (jool.) Il dabiici ah oo biyaheedu kululyihiin, taas oo biyo kulul iyo qiiq kor u soo tuurta, amminta u dhexaysa kor u soo tuuridda way isla ekaan kartaa ama way kala duwanaan kartaa.
durduri Biyo si joogto ah oo aan kala go'lahayn u socosho.
durduri (1) Si culus u ordid (geel); baabbacayn.
durdurid eeg durdur².
durdurin eeg durduri. ld durduris.
durduris ld durdurin.
durduro Orod xawli ah oo geela iwm ordaan.
durduur (1) 1. Rakaad. 2. Ladaab. 3. Biyo la siiyo neef hore u cabbay.
durduur (2) Xoolo hore u cabbay biyo ay ku noq-noqdaan siin.
durduurasho eeg durduuro.
durduurid eeg durduur².
durduuro Xoolo biyo ku noq-noqosho.
dure Jiilaalka bartamihiisa.
dureeme ld dareemo.
dureemo ld dareemo.
dureer (1) ld dareerid.
dureer (2) ld dareer².
dureeri ld dareeri (1).
dureerid ld dareerid.
dureerin ld dareerin¹.
dureersad ld dareersasho.
dureersasho ld dareersasho.
dureerso ld dareerso.
durey Hargab.
dureysan Wax durey hayo ahaansho.
dureysnaan eeg dureysan. ld dureys- naansho.
<< < 481 482 483 484 485 486 487 488 489 490 491 > >>

 

Exit mobile version