Durdur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Tog yar oo leh biyo joogto ahaan u qulqula oo aan go'in. 2. D. ah: Biyo si joogto ah u qulqulaya oo aan go'ayn.

Durdur

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Biyo si joogto ah oo aan kala go'lahayn u socosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga durdur

jaamojoog | laag | qaatime | balxo | baraf-durduro | birimbirqo | biyajab | dabbaan | dabbaan | daddil |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg