Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
geedqaad2  Geed ka jarid (dhul). ld oodqaad. geedqaadid  eeg geedqaad². ld geedqaad¹, oodqaadi.
geedqodxeed  Dhirta inta qodaxda le.
geedqor  ld geedaqo.
geedqorid  ld geedaqo.
geedquwaax  Geedka qasabk.
geedsaar  Dhirta inteeda aan keli u istaagi karin oo geedaha isku marta; saar; saa.
geedsaraad  Geedaha intooda dhulka aad uga sara-kacda, oo aan saar ahay.
geedxajiin  Dhirta inta xajiinta le.
geedxamar  Geed nagaar laamo jilicsan leh, udgoon oo lagu shiilo burcadk.
geegaali  Waabaayo aad u daran oo aan la kicin. ld geegal.
geegali  ld geegaal.
geel  Xoolaha la dhaqdo midka ugu weyn, wuxuu leeyahay hal ama labo kurus, addimo dhaadheer, cago balballaaran; gaa.
geel-ururugleeye  ld geeldhugeey.
geelcaacis  Farabbadan; dhurtaxany.
geeldhugeeye  Xamaarato yar oo qallajista le'eg oo hadba midab isu yeesha; jirjirroole. ld geelrugeeye, geel-ururugleey.
geeldooje  1. Daruuro madmadow oo cokan oo muuqda badanaa marka roobku da'ayo. 2. Roob bada.
geelee  Lo'subax maali.
geeleeyo  ld geeley.
geeleyn  eeg geelee. ld geeleey.
geeljir  ld geeljir.
geeljire  Nin geela raaca ama dhaqaaleeya. ld geeliji.
geelkacabaadis  Nooc xamaaratada ka mid ah oo in yar roorka ka weyn, madax weyn oo madaxa ku leh midab gaashiyo ah. ld geelkacabaaji.
geelkacabaajis  ld geelkacabaadi.
geelley  Dadka geela dhaqd.
geelmaanyo  Naasley aad u weyn ee badda ku nool oo nibiriga u e.
geelo  Fiidkii waqtiga geela la maal.
geelrugeeye  ld geeldhugeey.
geeltoosiye  Nooc gorgorka waaweyn ka mid a.
geelwaaq  Geed-nagaar leh laba bariyood oo la cuno. ld geelwaaqi.
page : 56 of 102
<< < 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 > >>

 

Exit mobile version