Geedsaraad

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Geedaha intooda dhulka aad uga sara-kacda, oo aan saar ahay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geedsaraad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg