Geel

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-lal, m.dh)

Xoolaha la dhaqdo midka ugu weyn, wuxuu leeyahay hal ama labo kurus, addimo dhaadheer, cago balballaaran; gaa.

Geel dhalaan qaaday ma dheera.*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geel

ibagujo | ibagurayo | ibajitaysan | odayee | ibajitow | haad | aameel | baabbaco | udo | eeraan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg