darxumee Wax darxumo la kulmid.
darxumi ld darxumo.
darxumo Xaalad silic iyo rafaad leh. ld darxumi.
daryaamid ld dayaamid.
daryaan1 ld dayaan¹. daryaan2 ) ld dayaan². Daryeel1 Waxtar; kaalmo; taageero; gargaar. 2. ld daryaalid. daryeel2 Wax xannaanayn. daryeelid eeg daryeel². ld daryeel¹ (2).
daso Hooy yar oo ka samaysan raro; qoryo, dhoobo iwm.
dastuur ld tastuur.
daw1 1. Waddo, dariiq; jid. 2. Wax habboon ama xaq ah. ld dow. daw2 (juqr.) Meel gaaban lagana gudbi karo ee buuro is haysta oo hakiya dhaqaaqa. daw3 Ceelal badan oo isku meel ku yaalla. dawaad 1. Khad. 2. Weelka khadda lagu shubto. 3. Madow khadka u eg oo awrka qoorka ahi ku yeelato qadaadka. ld tawaad.
dawaaf1 1. Wareegga kacbada lagu sameeyo iyadoo waajibka xajka la gudanayo. 2. Socod badan oo warwareeg ku jiro. 3. ld dawaafid. dawaaf2 1. Iyadoo waajibka xajka la gudanayo, kacbada wareeg ku samayn. 2. Socod badan oo warwareeg ku jiro samayn. dawaafi Qof xajka gudanaya kacbada ku warwareejin. ld dawaafsii.
dawaafid eeg dawaaf². ld dawaaf¹ (3).
dawaafin eeg dawaafi. ld dawaafsiin.
dawaafsii ld dawaafi.
dawaafsiin ld dawaafin.
dawaali D. ...u: si toos ah, si aan gabbasho lahayn. Tus. “Waxaan doonayay dawaali ayuu u diiday”.
dawaansad ld dawaansasho.
dawaansasho eeg dawaanso. ld dawaansad, dawaansi, tawaansad, tawaansasho.
dawaansi ld dawaansasho.
dawaanso Cid wehel ka dhigasho. ld tawaanso.
dawaaqi Nooc shabaagta ka mid ah oo libaax badeedka lagu dabo.
dawaar 1. Wax wareega sida garangarta. 2. Makiinad dharka lagu tolo. 3. Duraanka dharka lagu tolo ama lagu fasilo.
dawaarad Abitey.
page : 59 of 218
<< < 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 > >>