Dawaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Khad. 2. Weelka khadda lagu shubto. 3. Madow khadka u eg oo awrka qoorka ahi ku yeelato qadaadka. ld tawaad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dawaad

jidir | maddaad | tawaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg