Dawaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Wax wareega sida garangarta. 2. Makiinad dharka lagu tolo. 3. Duraanka dharka lagu tolo ama lagu fasilo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dawaar ↴
abitey | dawaarad | dawaarle | dawaaro | dawaarwale | gadawaar | gadawaar | gadawaarid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg