arradi Qof arrad badid.
arradid eeg arrad². ld arrad¹ (2).
arradin eeg arradi.
arradnaan eeg arradan. ld arradnaansho.
arradnaansho ld arradnaan.
arradsan Wax arrad hayo ahaansho.
arradsanaan eeg arradsan. ld arradsanaansho.
arradsnaansho ld arradsanaan.
arrafo Bilaha sannadka soomaaliga ee dayaxa tan ugu dambeysa oo xajka la guto. ld carrafo.
arratir1 1. Dhar arradka looga baxo. 2. ld arratirid. ld arrad-tir¹. arratir2 U a.: qof arradan arratirsiin. ld arrad-tir². arratiran Wax la arratiray ahaansho (qof). ld arrad-tiran.
arratirasho eeg arratiro. ld arrad-tirasho.
arratirid eeg arratir². ld arrad-tir¹, arrad-tirid, arratir¹ (2).
arratirnaan eeg arratiran. ld arrad-tirnaan, arrad-tirnaansho, arratirnaan-sho.
arratirnaansho ld arratirnaan.
arratiro Arratir iibsasho (qof). ld arrad-tiro.
arrimi 1. Ka a.: arrin, talo ka dhiibid. 2. U. a.: cid u talin.
arrimin eeg arrimi. ld arrimis.
arrimis ld arrimin.
arrin Talo, hadal iyo in wax laga qabto u baahan; xaajo.
arrinsad ld arrinsasho.
arrinsasho eeg arrinso. ld arrinsad, arrinsi.
arrinsi ld arrinsasho.
arrinso Ka a.: arrin, xal u raadsasho; arrin ka talabixid.
arruman Wax la arrumay ahaansho (geel).
arrumasho eeg arrumo.
arrumid eeg arrun².
arrumnaan eeg arruman. ld arrumnaansho, arrunnaan, arrunnaan-sho.
arrumnaansho ld arrumnaan.
page : 60 of 75
<< < 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 > >>