Arrimi
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Ka a.: arrin, talo ka dhiibid. 2. U. a.: cid u talin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arrimi ↴
arrimin | arrimis | guddi | kaligitashade | shataar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg