arrafo
(m.dh)Bilaha sannadka soomaaliga ee dayaxa tan ugu dambeysa oo xajka la guto. ld carrafo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arrafo ↴
carrafo [m.dh]
ld arrafo.
sagaalaad [m.l]
1. Maalinta bisha Arrafo sagaalka tahay oo muslimiintu xajinaysaa banka carrafo taaganyihiin. 2. Roob da'ay maalintiisa sagaalaad ee riibigu kaco.
sidataal [m.dh]
Bilaha soomaaliga oo dayaxa lagu tirsado, tan u dhexeysa soonfur iyo arrafo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg