himhimmow ld himammow.
himil Laamo la isku xirey oo wax lagu dhiso.
himilaqaad Qof gaashaanqaad ah.
himilayn eeg himilee.
himilee Wax cabbirkooda ama qiyaastooda raadin.
himilo 1. Hawo; riyo. 2. Himmad galmo.
himir Geed-mirood, miro macaan, laf adag, oo fandhaallada, dhurayaasha iwm laga qoro. ld hamir.
himise Iftiinka liciifka ah ee qorrax soo baxa iyo qorrax dhaca.
himli Wax culayskooda qiyaasid.
himlin eeg himli.
himmad ld himmo.
himmadjab1 ld himmajab. himmadjab2 ld himmajab². himmadjabid ld himmajabid.
himmadjabsan ld himmajabsan.
himmadjabsanaan ld himmajabsa-naan.
himmadjabsanaansho ld himmajab-sanaan.
himmadjebi ld himma-jebi.
himmadjebin ld himmajebin.
himmadjebis ld himmajebin.
himmajab1 Niyadxumo ku dhacda qof wax uu u hanweynyahay waayay. ld himmadjab¹. himmajab2 Qof wax uu u hanweynyahay waayey niyadxumo dareemid. ld himmadjab². himmajabid eeg himmajab². ld himmadjabid.
himmajabsan Wax himmajabay ahaansho. ld himmadjabsan.
himmajabsanaan eeg himmajabsan. ld himmadjabsanaan, himmadjabsa-naansho, himmajabsanaa.
himmajabsanaansho ld himmajab-sanaan.
himmajebi Cid himmadjab ku ridid. ld himmadjebi.
himmajebin eeg himmajebi. ld himmadjebin, himmadjebis, himma-jebis.
himmajebis ld himmajebin.
himmo Niyad rabitaan oo wax loo hayo.
page : 62 of 93
<< < 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 > >>