himmajab
(m.l)Niyadxumo ku dhacda qof wax uu u hanweynyahay waayay. ld himmadjab¹.
himmajab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)Qof wax uu u hanweynyahay waayey niyadxumo dareemid. ld himmadjab².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh himmajab ↴
himmadjab [m.l]
ld himmajab.
himmadjab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
ld himmajab².
himmadjabid [m.dh]
ld himmajabid.
himmadjabsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld himmajabsan.
himmadjabsanaan [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld himmajabsa-naan.
himmadjabsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld himmajab-sanaan.
himmajabid [m.f.dh]
eeg himmajab². ld himmadjabid.
himmajabsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax himmajabay ahaansho. ld himmadjabsan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg