Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
geylaan2  Timo aad u dheer sida kuwa fardaha guudkooda ka bax. geyllamid  eeg geyllan.
geyllan1  1. Dadaal badan. 2. Si daran oo loo dagaallam. geyllan2  1. Dadaal badan muujin. 2. Si daran u dagaallami. geyn  eeg ge.
geyngeyn  1. Midab lo'da iyo riyaha oo ah midabbo badan oo isku dhafan, meel loo raacana aan lahayn. 2. Baro uskag a.
geyoo  1. Heer ama si la isgaarsiiyo. 2. Ka g.: dhaqan xun sameyntiisa ka waantoobid. ld gayo.
geyoobid  eeg geyo.
geyood  eeg geyo.
geyoodsii  ld geyeysi.
geyoodsiin  ld geyeysii.
geyow  Ka g.: fal dhameystirkiisa awood u waayi.
geyr1  Qaybta baabuurta iwm u qaabilsan isbeddelka dhaqdhaqaaqa iyo xawliga; marsh. geyr2  Caro bada. geyrad  ld geyrash.
geyrasho  eeg geyro. ld geyra.
geyre  1. Dabeyl qabow oo soo dhacda galabnimada xilliga xagaaga. 2. Neecaw udgoon, muddo yar socota, oo galab- nimada wakhtiga kulaylaha ka timaadda xagga badd.
geyro  Caro muuji.
geysasho  eeg geys.
geyso  1. Wax meel ku sugan meel kale dhigasho. 2. Cid wax gaarsiin. 3. Cid waxtari.
gibbaan  ld gabbaan.
gibbaannimo  ld gabbaannim.
gibil1  Haragga ama maqaarka sare ee dadka iyo xoolah. gibil2  (jool.) Atomosfeer: hawada ku gedfan dhulka oo badanaa isugu jirta neefo ay ka mid yihiin ogsajiin (21%), Naytrojiin (78%), kaarboon dhayogsayd (0.03%), Argon (0.94%), Helium iyo neefo kale oo ku yar gibilka (0.01%) marka ay hawadu qallalantahay, iyo uumi-biyood xaddegiisu doorsoom. gibil3  Saan korka laga saaro awrka marka rarka loo dhammeeyo; lamm. gibil-biyood  (jool.) Dhammaan biyaha dunida, kuwaas oo ka soocan oogada dhulka, iyo gibilk.
gibilcad  Dadka midibkiisu cad yaha.
gibillo  Daruuro badan oo biyeysa.
gibilmadoobaad  Raadka ka muuqda oogada nafley ee ay ku reebto murugo, jirro iwm. ld gibilmadoobaansh.
gibilmadoobaansho  eeg gibilmadoobow. ld gibilmadoobaa.
page : 63 of 102
<< < 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 > >>

 

Exit mobile version