Geyr

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Qaybta baabuurta iwm u qaabilsan isbeddelka dhaqdhaqaaqa iyo xawliga; marsh.


Geyr

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Caro bada.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geyr

gargeyr | geyrad | geyrasho | geyre | geyro | walwal |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg