dersid eeg deris².
dersin ld darsin.
desibel (fiis.) Halbeeg loo isticmaalo isbarbardhigga labo heer awoodeed, badanaa waxa loo adeegsadaa jabaqda ama sinyaale danabeedka. In kasta oo desibelku yahay (1/10 = 10 -1) ee halbeegga bel, haddana waxa badanaa la adeegsadaa desibel.
dewer1 ld dawarid. dewer2 ld dawar². deweri ld dawari.
dewerid ld dawarid.
dewerin ld dawarin.
dewersad ld dawarsasho.
dewersasho ld dawarsasho.
dewersi ld dawarsasho.
dewerso ld dawarso.
deyd Dhis wareegsan oo aqallada iwm lagu wareejiyo ama horay looga yeelo. ld deyr.
deyid eeg day. ld dayid.
deyl Midab madow oo ku dherersan macasha ilaa sakaarka idaha.
deylan Neef ido ah wax deyl leh ahaansho.
deylnaan eeg deylan. ld deylnaansho.
deylnaansho ld deylnaan.
deylo Neef ido ah oo dheddig; lax.
deylraac Deyl ilaa caloosha gaarta oo iduhu yeeshaan.
deyman Wax deyn qaba noqosho (qof).
deymbax1 Qof amaah lagu lahaa iska bixinta. ld deymbixid. deymbax2 Deyn lagu lahaa iska gudid (qof). deymbixid eeg deymbax². ld deymbax¹.
deymbixin Darka deynta laga qaato ee bankiga.
deymi Qof lacag iwm amaahin. ld deyni.
deymin eeg deymi. ld deymis, deynin.
deymis ld deymin.
deymoobid eeg deymow. ld deynoobid.
deymow Wax deyn galay noqosho. ld deynow.
page : 74 of 218
<< < 69 70 71 72 73 74 75 76 77 78 79 > >>