Deyd

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dad, m.l)

Dhis wareegsan oo aqallada iwm lagu wareejiyo ama horay looga yeelo. ld deyr.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deyd

qaawan | beni | bowd | deyr | fiillo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg