Deymbax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qof amaah lagu lahaa iska bixinta. ld deymbixid.
Deymbax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)Deyn lagu lahaa iska gudid (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deymbax ↴
deymbixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg