deyid
(m.f.dh)

eeg day. ld dayid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deyid

dayid [m.dh]
ld deyid.

hogbo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-baday, -batay)
U h.: wax samayntooda isku deyid.

kitaabdeyid [m.f.dh]
eeg kitaabday.

qordi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ku q.: qof isku deyid in uu qof kale wax gacantiisa ku jiro la qaybsado.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg