Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: afxirasho
dhaadhicid  eeg dhaadhac². ld dhaadhac¹ (2).
dhaadhicin  eeg dhaadhici. ld dhaadhicis.
dhaadhicis  ld dhaadhicin.
dhaadi  Qof wax u muujin.
dhaadid  eeg dhaad². ld dhaadis, dhaagid.
dhaadid1  ld dhaagid. dhaadin  eeg dhaadi.
dhaadis  ld dhaadid.
dhaadnaan  eeg dhaadan. ld dhaadnaansho.
dhaadnaansho  ld dhaadnaan.
dhaado  1. (f.g) Dhaad ka xirasho (neef). 2. (f.g) Gabar doonid. 3. (f.mg) Ku dh.: cid si kalsooni ah isugu hallayn.
dhaaf  1. (f.g) Meel ama wax weydaarasho ama gudbid. 2. (f.g) Wax faraha ka qaadid; deyn. 3. (f.mg) Ku dh.: wax sida ay yihiin u deyn. 4. (f.mg) Ku dh.: cid wax ammaano ahaan ugu dhiibasho.
dhaafdhaaf  U dh.: hor iyo gadaal u socosho.
dhaafdhaafi  1. Is dh.: wax si aan nidaamsanayn u dhigid; wax isweydaarin. 2. Is dh.: wax isku dhafid.
dhaafdhaafid  eeg dhaafdhaaf.
dhaafdhaafin  eeg dhaafdhaafi.
dhaafdhaafsan  Is dh.: wax la dhaafdhaafiyay ahaansho.
dhaafdhaafsanaan  eeg dhaafdhaafsan. ld dhaafdhaafsanaansho.
dhaafdhaafsanaansho  ld dhaaf- dhaafsanaan.
dhaafi  1. (f.g) Wax meel ka gudbin. 2. (f.g) Wax, wax kale oo taagan ama ay isku dhinac u socdaan ka hormarin. 3. (f.g) Iyadoo sixir la adeegsanayo cid jirradeeda cid kale ku wareejin. 4. (f.g) Cid maaweelo waqti kaga lumin. 5. (f.mg) U dh.: cid wax, wax kale ugu beddelid.
dhaafid  eeg dhaaf.
dhaafin  eeg dhaafi. ld dhaafis.
dhaafis  ld dhaafin.
dhaafiye  Warqad sharciyaysan oo hal dal mar lagu geli karo lagagana soo noqon karo.
dhaafsad  ld dhaafsasho.
dhaafsan  1. Meel, wax meel kale ka shisheeya ahaansho. 2. Is dh.: qof dhuglaawe ah ama maahsan ahaansho.
dhaafsanaan  eeg dhaafsan. ld dhaafsaanaansho.
dhaafsanaansho  ld dhaafsanaan.
dhaafsasho  eeg dhaafo. ld dhaafsad, dhaafsi.
dhaafsi  ld dhaafsasho.
page : 77 of 218
<< < 72 73 74 75 76 77 78 79 80 81 82 > >>

 

Exit mobile version