Raquus
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dhex gelidda wax dhex galo carro, dhoobo iwm. 2. Camajuujin wax la camajuujiyo. ld ruquus¹.
Raquus
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Wax, carro, dhoobo iwm gelgelin. ld ruquus².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raquus ↴
raquusid | ruquus | ruquus | ruquusid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg