Dhaafdhaaf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay -ftay)

U dh.: hor iyo gadaal u socosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaafdhaaf

dhaafdhaafi | dhaafdhaafid | dhaafdhaafin | dhaafdhaafsan | dhaafdhaafsanaan | dhaafdhaafsanaansho | isdhaafdhaaf | isdhaafdhaaf | isdhaafdhaafid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg