citiqaadid eeg citiqaad². ld citiqaad¹.
citiqaadsan Qof diin, mabda'iwm aaminsan. ld ictiqaadsan.
citiqaadsanaan eeg citiqaadsan. ld citiqaadsanaansho, ictiqaadsanaan, icti-qaadsanaans.
citiqaadsanaansho ld citiqaadsa- naan.
ciyaal Carruur yaryar.
ciyaalnimo Ciyaal ahaansho.
ciyaar1 ld cayaar¹. ciyaar2 ld cayaar². ciyaari1 ld cayaari¹. ciyaari2 ld cayaari². ciyaarid ld cayaarid.
ciyaarin ld cayaarin.
ciyaarsii ld cayaarsii.
ciyaarsiin ld cayaarsiin.
ciyaarsiis ld cayaarsiin.
ciyaartoy1 ld cayaartoy¹. ciyaartoy2 ld cayaartoy². ciyaaryahan ld cayaaryahan.
ciyaaryaxaas ld cayaaryaxaas.
ciyi 1. Waqti jiilaal ah, reero shiraystay, hilibka ay siiyaan cid aan wax qalin. 2. Xarar lagu dhigo rarada ama weel.
ciyibidix Ciyi loo leexshay bidix oo lagu daray masaydii bidixda ka jirtay masayda ciyiga laga qabtay, marka raarka la sameynayo.
ciyid eeg ci'².
ciyimidig Ciyi midig loo leexiyey si loogu daro masayda midigta ka jirta masaydii ciyiga laga qabtay, marka raarka la samaynayo.
ciyoon ld ciyow².
ciyow1 Shimbir gelinka hore ee habeenkii cida. ciyow2 Si dhaqso ah, si degdeg ah. ld ciyoon. cobol Geed abaareed, caleen ballaaran oo aan qodax lahayn.
cod1 1. Dhawaaq afka ka soo baxa marka la hadlayo, ama la heesayo, ama la qaylinayo iwm. 2. Diidmo ama oggolaansho laga dhiibto doorasho. cod2 (nax.) Maayad hawo, neefsi aan ahayn oo soo dhex jibaaxda seedcodeedyada kana soo baxda moqorrada hadalka midkood. codasho eeg codo.
page : 80 of 95
<< < 75 76 77 78 79 80 81 82 83 84 85 > >>