Citiqaadsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Qof diin, mabda'iwm aaminsan. ld ictiqaadsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga citiqaadsan ↴
ictiqaadsan | ictiqaadsanaan | ictiqaadsanaansho | citiqaadsanaan | citiqaadsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg