Cod
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)1. Dhawaaq afka ka soo baxa marka la hadlayo, ama la heesayo, ama la qaylinayo iwm. 2. Diidmo ama oggolaansho laga dhiibto doorasho.
Cod
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)(nax.) Maayad hawo, neefsi aan ahayn oo soo dhex jibaaxda seedcodeedyada kana soo baxda moqorrada hadalka midkood.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cod ↴
aadaan | aadaan | gaabso | laaq | maalinsocod | olkee | qaanso | xabeeb | yeer | afmaal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg