Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: nohnoh
jalladan (2) Wax la jilladay ahaansho (maqaar iwm). ld jalledan¹, jelledan², jilladan².
jalladasho eeg jallado. ld jalladad, jelledasho, jilladad, jilladasho.
jalladmid eeg jalladan¹. ld jelledmid, jilladmid.
jalladnaan eeg jalladan². ld jalladnaansho, jellednaan, jelled-naansho.
jalladnaansho ld jalladnaan.
jallado Indho xirribtooda kor u laabid. ld jelledo, jillado.
jalledan (1) ld jalladan¹.
jalledan (2) ld jalla-dan².
jalleec (1) ld dhalleex¹.
jalleec (2) Wax dhinac u eegid. ld dhalleex².
jalleeci Wax janjeerin. ld dhalleeci.
jalleecid eeg jalleec². ld dhalleexid.
jalleecin eeg jalleeci. ld dhalleexin, jalleecis.
jalleecis ld jalleecin.
jalleeco Daymo dhinac la eego. ld dhalleexid.
jalleecsad ld jalleecsasho.
jalleecsan Wax la jalleeciyay ahaansho.
jalleecsanaan eeg jalleecsan. ld jalleecsanaansho.
jalleecsanaansho ld jalleecsanaan.
jalleecsasho ld dhalleexsasho, jalleecsad, jallecsi.
jalleecsi ld dhalleexsasho, jalleecsasho.
jalleecso Weel iwm qof dhinaciisa u janjeersasho. ld dhalleexso.
jalo Ilmo nafaqa xumo darteed la caatoobid.
jaloof (bot.) Qolofta sare, adag ee digirta, lowska iwm leeyihiin oo iniinuhu ku dhexjiraan.
jalow Miraha digirta oo geedka ku qallalay.
jalwi 1. Miro digir, lows iwm qallajin. 2. Gabay ku luuqayn. 3. Tusbax ku werdiyid.
jalwid eeg jalaw².
jalwin eeg jalwi. ld jalwis.
jalwis ld jalwin.
jalxad Weel dhoobo ka samaysan oo biyaha lagu shubto; Ashuun; Mardabaan.
<< < 821 822 823 824 825 826 827 828 829 830 831 > >>

 

Exit mobile version