Jalo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ashay, -alatay)

Ilmo nafaqa xumo darteed la caatoobid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jalo

ajalo | jalasho | jaloof | jalow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg