jilbajabsad ld jilbajabsasho.
jilbajabsan Wax jilba jabsaday ahaansho (qof).
jilbajabsanaan eeg jilbajabsan. ld jilbajabsanansho.
jilbajabsanaansho ld jilbajabsanaan.
jilbajabsasho eeg jilbajabso. ld jilbajabsad, jilbajabsi.
jilbajabsi ld jilbajabsasho.
jilbajabso Qof jilbaha iyo faraha ku fariisasho.
jilbajoog (1) Istaagga jilbaha lagu istaago.
jilbajoog (2) Cid jilbo isku taagid.
jilbajoogid eeg jilbajoog².
jilbajoogsad ld jilbajoogsasho.
jilbajoogsasho eeg jilbajoogso. ld jilbajoogsad, jilbajoogsi.
jilbajoogsi ld jilbajoogsasho.
jilbajoogso Qof jilba ku istaagid.
jilbajooji Cid jilbaha ku istaajin.
jilbajoojin eeg jilbajooji. ld jilbajoojis.
jilbajoojis ld jilbajoojin.
jilbaysan ld jidbaysan.
jilbaysnaan ld jidbaysnaan.
jilbaysnaansho ld jidbaysnaan.
jilbee Wax jilbo la dhicid.
jilbeyn eeg jilbee.
jilbis Halaq aad u madow oo waabaayo daran leh.
jilbo ld jidbo.
jilboo ld jidboo.
jilbood ld jidbood.
jilcan 1. Wax la jilciyey ahaansho. 2. Wax jileec ka muuqdo ahaansho.
jilcanaan eeg jilcan. ld jilcanaansho.
jilcanaansho ld jilcanaan.
jilci 1. Wax jileec ka dhigid. 2. Wax sahal ka dhigid.
<< < 843 844 845 846 847 848 849 850 851 852 853 > >>