Jilbajoog

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Istaagga jilbaha lagu istaago.

Jilbajoog

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Cid jilbo isku taagid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jilbajoog

jilbajoogid | jilbajoogsad | jilbajoogsasho | jilbajoogsi | jilbajoogso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg