jilicsan 1. Wax aan adkayn ahaansho. 2. Nafley wax awood-diisa iyo xooggiisu isdhintay ahaansho. ld jilacsan.
jilicsanaan eeg jilicsan. ld jilacsanaan, jilacsanaansho, jilicsanaan-sho.
jilicsanaansho ld jilicsanaan.
jilicsasho eeg jilicso.
jilicso Wax jileec ka dhigasho. ld jilciso.
jilid eeg jil². ld jil¹ (5).
jilif Qolofta sare ee geedaha.
jiljil ld gilgil.
jiljilid ld gilgilid.
jiljilo Geed iwm si ay miro uga soo daatan ruxruxasho.
jillaab (1) 1. Hab loo ugaarsado kalluun-ka. 2. Qalabka wax lagu dabto. 3. ld jillaabid.
jillaab (2) Kalluun dabid.
jillaabad ld jillaabasho.
jillaabasho eeg jillaabo². ld jillaabad, jillaabo¹.
jillaabid eeg jillaab². ld jillaab¹ (3).
jillaabo (1) ld jillaabasho.
jillaabo (2) Kalluun dabasho.
jillaad (1) ld jallaad¹.
jillaad (2) ld jallaad².
jillaadad ld jallaadasho.
jillaadan (1) ld jallaa-dan¹.
jillaadan (2) ld jallaa-dan².
jillaadasho ld jallaadasho.
jillaadid ld jallaadid.
jillaadmid ld jallaadmid.
jillaadnaan ld jallaadnaan.
jillaadnaansho ld jallaadnaan.
jillaado ld jallaado.
jillaaf ld jallaaf.
jillaafee ld jillaaf.
<< < 845 846 847 848 849 850 851 852 853 854 855 > >>