Jilif
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lfo, m.l)Qolofta sare ee geedaha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jilif ↴
baqbaq | dhir-abaareed | jafjaf | jafjaf | jafo | johor | meged | moorif | mooryaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg